# Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo ku hanjabay in ay jawaab adag bixin doonaan xilli uu eedeynayay Eritrea - BBC News Somali

> Wareysi uu habeenkii Sabtida siiyay Telefishinka Fana, oo ah kanaal ku dhow Xisbiga Barwaaqada ee talada haya, Dr. Abraham Belay, oo ah mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka, ayaa sheegay in dowladda Eritrea ay si toos ah uga qaybqaadanayso dagaallada.

- Published: 2026-10-04T09:31:12.506Z
- Updated: 2026-10-04T09:31:12.506Z
- 1 source
- Topics: Politics
- Involves: Dr. Abraham Belay, Ethiopian Nuclear Energy Commission, Ethiopian federal government

## How it developed

- 2026-10-04T09:31:12.506Z - BBC Somali: [Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo ku hanjabay in ay jawaab adag bixin doonaan xilli uu eedeynayay Eritrea - BBC News Somali](https://www.bbc.com/somali/articles/cm3r5lxnz1vwo)

Read it on FeedAtom: https://www.feedatom.com/stories/sarkaal-sare-oo-ka-tirsan-dowladda-itoobiya-oo-ku-9mjnormlkaanck16p3n3jlbvs
