Maraykanku ma wuxuu qorsheynayaa in uu weerar cusub ku qaado Iran isaga oo kaa shaanaya dalalka carabta? - BBC News Somali
Xarunta Dhexe ee Khatam al-Anbiya, oo ah hay'adda ugu sarreysa ciidamada Iran, ayaa sheegtay in Mareykanku uu isu diyaarinayo inuu mar kale weeraro Iran iyadoo ay taageerayaan qaar ka mid ah waddamada gobolka.
BBC Somali1 个来源阅读 1 分钟
你已经看完了。


