Flight from Dubai to Tel Aviv on 30 September
涉及Flight from Dubai to Tel Aviv on 30 September的每条新闻,按来源相互佐证的程度排序。
这是通用信息流,没有按你的偏好调整。 登录以定制你的信息流
Netanyahu oo sheegay in ninkii weeraray diyaaradda Flydubai uu aaminsanaa "fikir xagjirnimo Islaami ah oo lagu soo barbaariyay" - BBC News Somali
Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in baaritaannada hordhaca ahi ay muujinayaan in ninkii toorreyda la dhacay duuliyihii kale islamarkaana isku dayay inuu la wareego diyaaraddii Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv uu soo maray hab lagu xagjiraynayo fikirka Islaamiga ah.
BBC Somali5 个来源阅读 1 分钟
你已经看完了。
