7 xaqiiqo oo muhiim ah oo ku saabsan curcurkaaga, kuwaas oo tilaami kara xanuunkaaga - BBC News Somali
"Xidid kasta oo isku haya lafaha curcurka iyo laf kasta oo curcurka ku xirta lafaha gacanta sare, aad bay u jilicsan yihiin waxayna ku jiraan xaalad dheellitiran," ayuu yiri Andrew Abadir, oo ah kaaliye bare oo ka tirsan Jaamacadda South Florida.
BBC Somali1 source1 min readFiled October 4, 2026
