Argentina oo soo bandhigtay barnaamij lagu heli karo dhalashada iyadoo la maalgashanayo dalka - BBC News Somali
Argentina ayaa bilaabi doonta barnaamijkii ugu horreeyay ee Koonfurta Ameerika ee lagu heli karo dhalashada dalkaas iyadoo la maalgashanayo, sida uu Jimcihii bartiisa X ku sheegay wasiirka dhaqaalaha Luis Caputo.
BBC Somali1 source1 min readFiled October 3, 2026
