Ciidamada Itoobiya oo markii ugu horreysay hadlay sheegayna inay iska caabbiyeen weerarro lagu soo qaaday - BBC News Somali
Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay inay iska caabbiyeen weerarro ay soo qaadeen ciidamada Tigray iyo xulafadooda qaybo ka mid ah waqooyiga dalka, taas oo ah bayaankoodii ugu horreeyey tan iyo markii dagaalladu bilaabmeen Arbacadii.
BBC Somali3 sources1 min readFiled September 24, 2026
