Dunidu ma u diyaar-garowday "dhammaadka casriga shidaalka" maxaase ku dhici doona waddamada ku tiirsan? - BBC News Somali
Qiimeyntan ayaa ka timid warbixin cinwaankeedu yahay "Dhammaadka Xilligii Shidaalka"oo ay soo saartay E3G, oo ah hay'ad cilmi-baaris iyo falanqeyn oo diiradda saarta arrimaha cimilada, tamarta, iyo siyaasadda caalamiga ah.
BBC Somali2 sources1 min readFiled September 20, 2026
