Maxay ka dhigan tahay in muuqaalka cusub ee dacaayadda Al-Qaacida uu ka soo muuqdo Xamza bin Laden? - BBC News Somali
Sida muuqaalladii hore ee Al-Qaacida ee u ekaa dokumentariyada, muuqaalka la sii daayay 10-kii Sebtembar 2026 ayaa si xulasho ah u adeegsanaya hadallo ay jeediyeen mas'uuliyiin reer Galbeed ah iyo saraakiil dowladeed, si loo abuuro aragti ah in mowqifka ururku uu taageero dibadeed leeyahay.
BBC Somali2 sources1 min readFiled September 17, 2026
