Maxay tahay sababta xulka England aanay badanaa uga guulaysan waddammada waaweyn? - BBC News Somali
Maanta, marka ay xulka England ay garoonka Wembley kula kulmaan xulka qaranka Spain, kulanka furitaanka ee koobka loo yaqaan Nations League, taageerayaasha xulkan lagu naanayso Saddexda Libaax, waxaa ay ka sii wewerayaan inay dib ugu soo laabato xusuus guuldarro ah oo ay marar badan la kulmeen.
BBC Somali5 sources1 min readFiled September 26, 2026
