Nin iska baarayay dhalmo la'aanta oo ilmo-galeen laga helay - xaalad aad u naadir ah - BBC News Somali
Wiil 26 jir ah oo ku nool magaalada Delhi ee dalka Hindiya, oo laba sano aroos ah balse aan wali ubad helin, ayaa u tagay dhakhtar si loo baaro sababta dhalmo la'aantiisa.
BBC Somali1 source1 min readFiled September 29, 2026
