Sida dhererka aadanuhu isku beddelay 100 gudahood. Dalalkee bay dadkoodu aad u dhaadheer yihiin? - BBC News Somali
Dr. Aravinda Guntupalli, oo ah macallin sare oo ka tirsan caafimaadka adduunka ee Jaamacadda Aberdeen ee Scotland, ayaa sheegtay in tani ay sabab u tahay cuntooyinka la hagaajiyay, maaraynta cudurrada oo horumartay, tallaallada, iyo arrimo kale oo badan.
BBC Somali2 sources1 min readFiled November 5, 2026
