Xog caafimaad iyo mid shaqsiyeed oo xasaasi ah oo laga xaday FBI-da Mareykanka - BBC News Somali
Xog caafimaad iyo mid shaqsiyeed oo xasaasi ah oo ku saabsan kumannaan wakiillo gaar ah oo ka tirsan Hay'adda Dambi-baarista Federaalka Mareykanka ee FBI-da, ayaa la sheegay inay gacanta u gashay burcad internet.
BBC Somali1 source1 min readFiled September 26, 2026
